Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday Masuul ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein (Guudlaawe) ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiye Ku-Xigeenkii Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Mudane Maxamed Meeris Isaaq, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa. Cali Guudlaawe ayaa xilkaas u magacaabay Mudane Axmed Cusmaan Cabdulle (Axmed Inji) sida ku xusan wareegtada oo sidan u qorneyd:- Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com